Today is another good day. Today I visited the city's pastures where the sheep graze
Somali language
Maanta waa maalinkale oo aad uquruxbadan maanta waxaan booqaday seeraha xoolauhu ay daaqaan ee magaalada waxaanan baxay subaxnimadii hore si aan jawi nasasho leh ugu soo qaato duleedka magaalada halkaasi oo ay xooluhu daqan markast waxana la yidhaahdaa seeraha xoolaha ee duleedka magaalada
cimilada meeshu waa mid qabow saacaduna waa 11:00 duhurnimo mana jirto qorax saaid ah waxaa hadhaysay fadadka roobka
Meeshan malaha qorax saaid ah iyo kulayl toona waxaa hadheeyayay daruuraha kuwaasi oo ka qariyay falaadhaha cadceeda dhulka galbtiina waa mid rooban oo leh jawi aad usareeya
Qofka adiga doonaa meesha waxaa uu la faraxsan yahay daaqa xoolaha iyo cimilo wanaagsan waana goob leh interent kaasi oo ad kala socon kartid baraha bulshada iyo guud ahaan wararka caalamka
Halkan waxaa laga helaa khayraadka iyo xoolaha nool iyo nabaadka ay xooluhu quutan iyo falashada beeraha roobka ku baxa
xoolaha | beeraha |
---|---|
adhiga | khudaarta |
lo.ada | khayraadka beeraha |
Downvoting a post can decrease pending rewards and make it less visible. Common reasons:
Submit
Congratulations, your post is upvoted by CCS curation trail from CCS - A community by witness @visionaer3003.
Vote for @visionaer3003 as witness.
Downvoting a post can decrease pending rewards and make it less visible. Common reasons:
Submit