Maanta waa maalinkale oo aad uwanaagsan maanta waxaan xasuus qorkeena ku qoraynaa luqada afka somaliga ah taasi oo badankeed steemit lagaga hadlin waxaanan ka cudur daaranayaa dhamaaan bulshada quruxda badan inay igu ixtiramaan dhamaan afkayga hooyo
Sobobta aan afka somaliga ugu qoraa waxaa weeyi inaan keeno bulsho somaliyeed si ay u istimaalaan madasha quruxda badan ee steemit
Taasi oon ugu sharaxi doono afka hooyo xeerarka steemit iyo in laga xoroobo xatooyada iyo waxyaabaha sharci darada ah ee lagu soo gudbiyo bulshada steemit
Waxaan bulshada somaliyeed ee steemit soo galaysa aan kula talin lahaa meeshan kaliya lagama raadiyo dakhli ee waxaa laga rabaa inaad meeshan lawaadtid
1●noloshaada gaarka ah sida shaqadaada xirfadaada iwm
2●nolol maalmeedkaga iyo waxyaabaha aad jeceshahay eed samayso hadii aad meel kale kasoo qaadid waa inaad soo raacisid (xigasho)
3●waa inaad waxwanagasan soo gudbiso si aad u hesho taageero wanaagsan
4●haka raadin steemit dakhli badan adigoo taas usamaynaya inaad waxkaste soo gudbiso
5●lama ogola kasoo qaadashada blaform kale si aad steemit ulawaadtid
waamaxay xatooyada lagu joojiyo akoonkaaga steemit
6●samaysashada laba akoon oo isku magac ah
7● kopiyanta joogta ah
Dhamaan waa inaad ka digtoonaato waxyaabahaaso dhan adigoo ilaalinaya sharciga steemit
Meeshan lagama raadiyo dakhli ee kasbo macaamiil tayo leh
Dhamaantiin aad umahadsantihiin kani wuxuu ahaa mawduuc baraarujin ah kasi oo ku saabsanaa
Dadka soo galaya #steemit.com
Waliba bulshada somaliyeed taasi oon ugu qornay afka somaliga ah welcome soo dhawaada bulshada somaliyeed
Mahadsanid dhamaantiina
Downvoting a post can decrease pending rewards and make it less visible. Common reasons:
Submit