Sida aan ugu farxo horumarka naftayda, ayaan ugu farxay horumarka aad ka gaadheen noloshiina.!
Maydan qalin jabin ee waad qalin badalateen ,Waxaadna goosateen midho lagu waraabiyay, laguna bar-baariyay, dadaal ardaynimo iyo dhidid waalid.
Qurux badanaa marka aad heer fiican ka gaadhid horumarka dhanka wax-barashada, iyadoo ay waalidkaa iyo macalimintii kugu soo tabcay ay dhoola caddeynayaan si niyad ahna ay qalbiga uga faraxsanyihiin.
Guud ahaan ardaydii ka qalin badalatay jaamacada Nugaal , waxaan hawada usoo marinayaa bogaadin waxaana leeyahay Hambalyo, hambalyo.
Si khaas ah waxan ugu hambalyaynaya kuliyadaha kala ah: Nursing iyo Clinical Health , maadama aanu isku qabiil nahay, gaar ahaan Bahda 💊 iyo 💉 bixinta.😍
Horay u socda oo siiwada wax-barashada aan barwaaqo gaadhnee.
Zalmah Adem
Shukri Ali Suliaman
Kawsar Queen
Nimco Cabdi Ciise
Najah Hagar Dhowrsan
Saynab Darwiish
Ahlam Darwiish
Boqran Darwiish
Asia Luul Abdi Aziz
Nataasha Ahmed Ahmed
Jamiila Herzi
Faadumo Mohamed Ahmed
Nasra Abdirahman Jama
Umu Ihsan Moha Abdi
Amran Abdi Kani
Nimco Xaaji Cumar
Dahabo War-san
Abdighani Aar
Siciid aar
Saalim Cilmi Khaliif
Cabdiqaadir ALI daahir
Madani Tungub
Cisman guray
Mohamoud Abdirahman Firin
Asxaabta qaaliga intaaan xusay waa shaqsiyaad garabkyga taagnaa maalintii aan farxsana iyagoona si niyad leh iila qaybsadey farxadaas.
Inta aanan xusinna waxan leeyahay qalbigaan idinku xusay.
💵💶💴 lacagtaana waxan ugu talagalay inta kaalmaha hore gashay.😊.
Dhammantin hambalyo🎓🎁