Gudoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka mudane Guuleed Muuse Galaal iyo Agaasimaha Guud Mudane Cabdirahman Muuse Cabdi, Xubin ka mida gudida Sarre ee HCQ Maxamuud Ducaale Yuusuf iyo Xubno ka mida Agaasime Waaxeedyadda Hay’adda ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Nabad-galyadda Waddooyinka Gaashaanle Dhexe Maxamed Cige.
Ujeedada kulankan ayaa ahaa sidii looga wada shaqayn lahaa wax ka qabashada shilalka Gaadiidka ee dhibaatadda daran ku haya Bulshada reer Somaliland loona maarayn lahaa khasaaraha ka yimaada shilalka gaadiid ka iyadoo lagu yarayn doono in Caymis la galiyo dhamaan Gaadiidka dalka.
#steemit 🇸🇴 somalia
You got A Freevote
Downvoting a post can decrease pending rewards and make it less visible. Common reasons:
Submit