Isagoo masjidka xaramka ku jiro ayay nafta ka baxday. Bil kheyr badan iyo meel Barakeysan ayuu ku geeriyoday, qof nasiib badan ayuu ahaa ninkaan.
Isagoo salaad u taagan isla markaana cibaadeysanaayo ayay nafta ka baxday waana la qaaday maydkiisa, waxaana salaada Janaazada lagula tukaday masjidkii uu ku dhintay.
Allaha unaxariisto. Allow khaatumada wanaagsan nagu dil. Sii faafi
Masha allah waa wax lagu farxo isagoo jooga xaramka alle inay naftu ka baxdo waa wax qofkaste dhimashadiisa ku hamin lahaa
@fersonjase
(Published through Steemit Dapp https://boylikegirl.club)