Waligaa riyaada mar uun rumee

in hive-150487 •  last year 

Riyadu waa furaha nolosha waayo hadii aad hadaf leedahay laakin ad rabto inaad Maruun uun kuu rumordo waa loo dadallaa waayo hadii aad ku qasaartid dadalkaga waxay ka dhigan tahay inaad hadafkaga aad ku qasaartay balse taasi waa been 99 jeer qasaar marka 100 guusha rajee
20230327_180812.jpg
Markaad qasaaro la kulanto waxaad saartay wadadii guusha sobobto ah niyad jabku waxa uu ku tusaa waxyaabihii aad soo qaladay adiga kuwaaso kala dhantaalay guusada balse adigu ha niyad jabin waliga maanta 0.00$ bari 1000$ noloshu murugo hakugu horayso bari farxadi ha danbayso

#Somalisteemit #somali
20230327_175854.jpg


(Published through Steemit Dapp https://boylikegirl.club)

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE STEEM!