Waxaan ahay xoolo dhaqato ku nool miyaga

in hive-150487 •  2 years ago 

Waxaan ahay xoolo dhaqato ku nool baadiyaha magaalada
Waxaan ka shaqaystaa Barta steemit.com
Sobobto ah waa baraha bulshada ka ugu wanaagsan20230327_153705.jpg
Waxa aanku jirnaa xiliyo aad u rooban jawi qabaw leh bisha Ramadan lagu jiro
#ramadanmusim waxaan ku jirnaa bishii Ramadan ee barakaysnayd20230327_161105.jpg
Waxaan halkan ama goobtan aanku eegayaa waa adhiga ama xoolaha aan maanta la joogosomalisteemitsomali xoolo dhaqato20230327_153657.jpg20230327_153705.jpg


(Published through Steemit Dapp https://boylikegirl.club)

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE STEEM!