Qaramada Midoobey ayaa gargaar caafimaad oo loogu talo-galay dadka Laascaanood soo gaadhsiisey Garoowe, taasi oo caddaynaysa in ay meesha ka baxday in deegaannada SSC wax loo soo marsiiyo Somaliland.
Waxaan ku faraxsanahay in la caawiyo laascaanood waayo xaalad xun ayay ku jirtaa Isla waqtigan qoraalkan aan hada qorayo maxaa yeelay waxaa ka socda dagaal aad uqadhaadh
@somali steemit
(Published through Steemit Dapp https://boylikegirl.club)