Qodobbada hoos ku qorani waxa ay u fiican yihiin caafimaadka jidhka

in hive-168205 •  last year 

Qodobbada hoos ku qorani waxa ay u fiican yihiin caafimaadka jidhka iyo maskaxda, waxa aanay kor u qaadaan awoodda uu jidhku u leeyahay in uu iska caabbiyo calaamadaha gabowga, isaga oo ilaashanaya muuqaalka dhalinyaranimo.

  1. Joogtaynta Jimicsiga

  2. Hurdo kugu filan oo aad seexato.

  3. Wanaaji cuntadaada: Cuntooyinka u badan khudradda, badarka, kalluunka, subagga ama saliidda aan caafimaadka dhibaatada ku keenayn, iyo in la iska yareeyo cunista hilibka xoolaha iyo milixdu, waxa ay u fiican yihiin caafimaadka jidhka, maskaxda iyo nafsadda, waxa aanay dhiirrigeliyaan awoodda uu jidhku kaga hortegeyo calaamadaha gabowga.

  4. Jimicsiga maskaxda: ku dadaal in maskaxda aad u dirto hawlo ku qasbaya in ay shaqayso, sida furfurista hal xidhaalayaasha iyo Barashada xirfadaha cusub.

  5. Bulshada dhexgal: Bulshada oo la dhexgalaa waxa ay xakamaysaa xaaladaha nafsiga ah ee isku buuqa iyo warwarku ka mid yihiin.

~@fersonjase
Screenshot_20230603-233540_Lite.jpg

Screenshot_20230603-233547_Lite.jpg

Screenshot_20230603-233602_Lite.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE STEEM!
Sort Order:  

Hello @fersonjase

Thank you for publishing your article in our community. But you must first get verified on this platform by making a formal introduction of yourself in the new comers community before you can continue posting here

Thank you