Noloshaad waliga hadaf ka yeelo

in hive-179660 •  2 years ago 
  1. Iska ilaali hamiga faraha badan
    Inaad hami yeelato oo aad wax ku hamiso waa wax fiican laakin inaad toban waxyaabood aad isku waqti ku hamiso waxa ay kaa lumineysaa jihadaada. Waxaa kugu adkaaneyso inaad meel ku toosto oo aad ka sal gaarto. Sida darteed yeelo hal hami oo kaa go’an inaad marka hore gaarto, kadibna aad u gudubto hamiga kale.

  2. Qaado go’aan adag
    Inaad go’aan adag qaadato kuuma suurto galineyso hadafka noloshaada oo kaliya ee sidoo kale waxa ay kaa dhigeysaa qof adag. Marka aad wax go’aansato waxaa fiican inaadan go’aankaada kalaba labeyn, kana laaban, qalad iyo sax. Maxaa yeelay waxaad baranaysaa waxa qaldan ama waxa saxsan kadib go’aankaasi.

Xusuusnnow oraahda Soomaalida ah ee oraneyso: Qof aan wax qaldin wax ma saxo. Marka aad aragto in aad wax qalad, meel ku calaameey si aadan qaladkaasi mar kale aadan u sameyn

Qish: Halkaan waxaan ku diyaarinay qormooyin kale oo ku xiiso gelinayo

Sida loo helo farxada badan
Qormooyin ku saabsan rimaha guurka
Maqaalo ku saabsan arimaha jaceylka
Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh
Waxyaabaha aad ka heli karto boggeena Cishqi
Ugu dambeys
Inaad hadafka noloshaada gaarto waxay u baahantahay dulqaad iyo degenaan, Inaad u dejiso qorosho adag, sababtoo ah qorshuhu wuxuu kuu noqonayaa hogaan. Sidaa darteed go’aan gaar maanta oo qaado hadaf iyo qorsho dhab ah oo Adiga kuu degsan*

Waxaan rajeyneynaa in qormadani ay wax badan noloshaada ka bedeli doonto insha Allah. Horumarkaaga waa farxadeena, waxaana kugu faani doono dadka Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliyeed ee aad ka dhalatay. Xusuunow in aan is caawino, is hormarino waxa ay inaga dhigeysaa, dad iyo dal sharaf leh.
#steemit

Haddii aad ka heshay qormadani, fadlan la wadaag asxaabtaada, adigoo riixayo kaliya calaamadaha Social Mediyaha ee halkaan hoose kaaga muuqanayo.

Waad ku mahadsantahay taageeradaada!!!

Qore: fersonjase
IMG_20190825_104328.jpg

Screenshot_20230115-213446_Photos.jpg

Inaad hadafka noloshaada gaarto waxay u baahantahay dulqaad iyo degenaan, Inaad u dejiso qorosho adag, sababtoo ah qorshuhu wuxuu kuu noqonayaa hogaan. Sidaa darteed go’aan gaar maanta oo qaado hadaf iyo qorsho dhab ah oo Adiga kuu degsan.

Waxaan rajeyneynaa in qormadani ay wax badan noloshaada ka bedeli doonto insha Allah. Horumarkaaga waa farxadeena, waxaana kugu faani doono dadka Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliyeed ee aad ka dhalatay. Xusuunow in aan is caawino, is hormarino waxa ay inaga dhigeysaa, dad iyo dal sharaf leh

Haddii aad ka heshay qormadani, fadlan la wadaag asxaabtaada, adigoo riixayo kaliya calaamadaha Social Mediyaha ee halkaan hoose kaaga muuqanayo.

Waad ku mahadsantahay taageeradaada!!!

@fersonjase
IMG_1135.jpg
Haddii aad ka heshay qormadani, fadlan la wadaag asxaabtaada, adigoo riixayo kaliya calaamadaha Social Mediyaha ee halkaan hoose kaaga muuqanayo.

Waad ku mahadsantahay taageeradaada??

20230105_115941.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE STEEM!
Sort Order:  
  ·  2 years ago (edited)

Hi @fersonjase ,
In your post we found plagiarism. Our platform does not accept plagiarise articles. Please do not do this type of thing next time.

Screenshot 2023-01-21 081140.png

url link -https://www.cishqi.com/hadafka-nolosha/

cc - @steemcurator01 , @abuse-watcher

Regard,
@deepak94 (Admin)