Ardayda intixaanka from4 ayaa sanadkan u fadhiistay

in steemit •  2 years ago 

KU: ARDAYDA IMTIXANKA FORM4-KA
Waxad manta bilabaysan safarkii ugu horeyay imtixanka Noloshiina iyo Mustaqbalkiina kaasoo waalidkiina hooyo iyo aabe ay sugayeen mudo dheer in aad kuguleysatan Fadlan haniyad jabin waalidkii ilaa heerkan kusoo gaarsiiyay kuna bixiyay lacag farabadan wanajinta mustaqbalkaga kudaal imtixankan sikastaba inaad guuleysto adigoo kashanaya talada Alle Swc iyo xariifnimadada sida macalimiintada, ardayda Saxibadada, gurubada ay kujiran Ardayda galaysa imtixanka form4-ka si aad u hesho maclumadka imtixanka quseya iyo aqriskaga.

FADLAN KUBILOW BISINKA INTADAN BILABIN QORALKA RAACI DUCADAN IYO ADKAARTA TAQANO
دعاء من استصعب عليه أمر " اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلا "
Allah idin fududeeyo dhammaan ardayda Somaliyeed Sannadkan 2022-2023 u fadhisanays imtixanka Dugsiyada Sare.
Gaar ahan Walalkayga jeclahay #Mr_Funny_Poi All the best. TR. 27/5/2023
1685190921704.jpg

1685190918218.jpg

1685190914995.jpg

1685190886405.jpg

1685190883924.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE STEEM!