Somaliland ayaa sheegtay iney dagaalkii saaka ee Laascaanood ku qabteen Xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar oo horay oga tirsanaa Baarlamanka Puntland iyo ciidamo uu watay.
Wuxuu kamid ahaa siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka Sool ee ku jiray golaha wakiilada Puntland.