Noloshaada horumari waligaa

in trending •  2 years ago 

Waxaad ogaataa in qofna
Noloshaada soo dhex galaynin
Amaba ka hadlayninsopop
Ma jiro ruux adiga ku danaynaya waaayo waxba lagaama arag
IMG_20190803_115538.jpg
Noloshu waa baladhan hadana waa sidii mining ookale
Waliga qofna haka sugin guusha

IMG_20190908_175416.jpg

IMG_20190908_175408.jpg
#somali steemit
@somali

Nolosha waxa la soo maray waqtiyo adg
Iyo waqti ama farax leh
Sopoptoo ah markaad dib u eegto waxaad soo martay kaliya waxaad ka xasuusataa waqtigii kuugu adka
Ee ma xasuusatid waqtigii kuu farxada badna

IMG_20190803_083257.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE STEEM!