Maanta waxaan falan qaynaynaa quruxda hablaha
𝕤𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚𝕒 waayo waa gabdho shidan xijaaban 100% muslin ah waxaa ay markaste ilaashadaan dhaqankooga diintooda iyo sharaftood
Taasina waxay cadaynaysaa inay yihiin gabdho sharaf leh
Badankood waa kuwo jecel waxbarashada iyo tacliinta kusaaws oo waxka barta goobaha waxbarashada sida 🅳︎🆄︎🅶︎🆂︎🅸︎🆈︎🅰︎🅳︎🅰︎ 🅸︎🆈︎🅾︎ 🅹︎🅰︎🅰︎🅼︎🅰︎🅲︎🅰︎🅳︎🅰︎🅷︎🅰︎ 🅳︎🅰︎🅻︎🅺︎🅰︎
Waxa ay markaste ku dadalaan horumarka iyo guusha ̳v̳̳i̳̳v̳a̳ ̳g̳a̳̳b̳̳d̳̳h̳a̳ ̳s̳̳o̳̳m̳a̳̳l̳̳i̳̳y̳̳e̳̳e̳̳̳d̳
g♥a♥b♥d♥h♥e♥e♥n♥a♥
༺Steemit͎_s͎o͎m͎a͎l͎i͎a͎༻
Markaste anaku hadaan nahay rag waxaan ku faraxanahay habdhaqoonka quruxda badan taasi oon markaste ku faano
Maalmahan waxaan T͓̽I͓̽K͓̽T͓̽O͓̽K͓̽
Ku arkay qaar badan habdhaqan xun u isticmaalaya marka ay veiws badan waayen besle iyaku ay taa maskaxda uu qofku galiyay waayo waxa jira gabdha badan oo xijaaban hadana 1MILION gaadhaw wow
q♥u♥r♥u♥x♥a♥d♥a♥ g♥a♥b♥d♥h♥a♥
Shushu cabdale waa gabar isticmaasha T͓̽I͓̽K͓̽T͓̽O͓̽K͓̽ haystana 2milion qof oo ku xiran barteeda tiktok
Waxay warbixin ku sheegtay inaa
wlina kumaysan xadgudbin dhaqanka somalida lagu yaqaan sida nikin iscadays iyo qaab qalday oo ayku maaweeliso dadka ku xiran
Waxay warbixin ku sheegtay inaa
Gabdhow dhawrasaantu waa sharafteena
Dhawrsanantu waa dhaqankeena
Dhawrsanaantu waa diinteena
Dhawrasanaantu waa akhlaadeena
Tussale iyo taamilo
Shushu