Dhùlkeena nimcaa fadhida

in hive-179660 •  2 years ago 

Asc Asxbta gli Dalkeennu waxa uu leeyahay laba webi oo la kala yiraahdo shabeelle iyo Jubba labadaas wedi aad bay waxtar ugu leeyihiin nolosha dadkeenna gaar ahaan beeraleyda oo u baahan biyaha webiyadaas si ay wax ugu beertaan una cabbaan webiga Jubba waa webiga ugu weyn xagga ballaarka uguna biya badan waana webi lagu waraabin karo dhul beereed ballaaran sidoo kale biyaha wabiga Jubba waxaa laga dhalin karaa Tamar webida Jubba waxa uu ka soo billoowdaa buuraha koofur bari ee dalka itoobiya webiga Jubba waxauu Dalkeenna ka soo galaa gobolka Gedo waxa uuna ku daraa biyaha Badweynta Hindiya agagaarka tuulada Goobweeyn webiga shabelle ok
1687023986725.jpg

1687023984275.jpg

1687023982156.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE STEEM!
Sort Order:  

Write post with more than 300 word with plagiarism free images. Verify your account in newcomers community. Feel free to contact us through discord to clarify 😃 your doubts. SteemOn.